caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 8

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:8

وَٱلَّذِينَ هُمْ لِأَمَٰنَٰتِهِمْ وَعَهْدِهِمْ رَٰعُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Ee ah kuwa ammaanooyinkooda iyo ballankooda dhowra.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70