caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 77

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:77

حَتَّىٰٓ إِذَا فَتَحْنَا عَلَيْهِم بَابًا ذَا عَذَابٍ شَدِيدٍ إِذَا هُمْ فِيهِ مُبْلِسُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub77. Ilaa, markaan ku furno irrid cadaab daran ah, markaasay quustaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70