caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muminoon, aayadda 34

Makka · kala horreynta soo dejinta 74 · 23:34

وَلَئِنْ أَطَعْتُم بَشَرًا مِّثْلَكُمْ إِنَّكُمْ إِذًا لَّخَٰسِرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub34. “Haddaad adeecdaanna qof idin la mid ah,idinku markaa xaqiiq waad khasaarteen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70