caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 75

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:75

وَأَدْخَلْنَٰهُ فِى رَحْمَتِنَآ إِنَّهُۥ مِنَ ٱلصَّٰلِحِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub75. Waxaana gelinnay Naxariistayada, wuxuu ka mid ahaa inta wanaagsan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70