caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 67

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:67

أُفٍّ لَّكُمْ وَلِمَا تَعْبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ أَفَلَا تَعْقِلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub67. “Uf baad leedihiin idinka iyo waxaad caabudeysaanba Alle sokadi. Miyeydaan wax fahmeyn?”
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70