caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 62

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:62

قَالُوٓا۟ ءَأَنتَ فَعَلْتَ هَٰذَا بِـَٔالِهَتِنَا يَٰٓإِبْرَٰهِيمُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub62. Waxay yidhaahdeen: “Ma adigaa kan si- daan ku falay ilaahyadayada, Ibraahiimow?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70