caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 27

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:27

لَا يَسْبِقُونَهُۥ بِٱلْقَوْلِ وَهُم بِأَمْرِهِۦ يَعْمَلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub27. Kagama hormaraan hadal, iyaguna amarkiisa uun bay ku camal falaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70