caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 106

Makka · kala horreynta soo dejinta 73 · 21:106

إِنَّ فِى هَٰذَا لَبَلَٰغًا لِّقَوْمٍ عَٰبِدِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub106. Hubaal, arrinkani waxaa ugu sugan Gaarsiin cad qolo na caabudda.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70