caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 62

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:62

فَتَنَٰزَعُوٓا۟ أَمْرَهُم بَيْنَهُمْ وَأَسَرُّوا۟ ٱلنَّجْوَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub62. Markaasay ka doodeen arrinkooda dhexdooda oo qarsadeen faqooda.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70