caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 56

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:56

وَلَقَدْ أَرَيْنَٰهُ ءَايَٰتِنَا كُلَّهَا فَكَذَّبَ وَأَبَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub56. Waxaan dhab ahaan tusnay (Fircoon) calaamooyinkayaga dhammaantood, waase beeniyey oo diiday.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70