caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:2

مَآ أَنزَلْنَا عَلَيْكَ ٱلْقُرْءَانَ لِتَشْقَىٰٓ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Kuuguma aanu soo dejin (Nabiyow) Qur’aanka (inaad naftaada ku halaagto) murugo (inaysan rumayn Xaqa darteed).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70