caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Taa-Haa, aayadda 100

Makka · kala horreynta soo dejinta 45 · 20:100

مَّنْ أَعْرَضَ عَنْهُ فَإِنَّهُۥ يَحْمِلُ يَوْمَ ٱلْقِيَٰمَةِ وِزْرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub100. Qofkii ka jeesta wuxuu xambaaran Maalinta Qiyaame culaab culus (denbi).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70