caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 46

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:46

ٱلَّذِينَ يَظُنُّونَ أَنَّهُم مُّلَٰقُوا۟ رَبِّهِمْ وَأَنَّهُمْ إِلَيْهِ رَٰجِعُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub46. Kuwa huba inay la kulmi Rabbigood, iyo inay Xaggiisa u soo laaban (Qiyaamada).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70