caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 263

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:263

قَوْلٌ مَّعْرُوفٌ وَمَغْفِرَةٌ خَيْرٌ مِّن صَدَقَةٍ يَتْبَعُهَآ أَذًى وَٱللَّهُ غَنِىٌّ حَلِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub263. Hadal san iyo saamaxaad baa ka roon sadaqo ay raacdo waxyeello. Alle waa Deeqtoone, Dulqaad Badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70