caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Baqara, aayadda 244

Madiina · kala horreynta soo dejinta 87 · 2:244

وَقَٰتِلُوا۟ فِى سَبِيلِ ٱللَّهِ وَٱعْلَمُوٓا۟ أَنَّ ٱللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub244. Ku dagaallama Jidka Alle, oo ogaada inuu Alle yahay wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70