caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Maryam, aayadda 78

Makka · kala horreynta soo dejinta 44 · 19:78

أَطَّلَعَ ٱلْغَيْبَ أَمِ ٱتَّخَذَ عِندَ ٱلرَّحْمَٰنِ عَهْدًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub78. Ma wuxuu daalacday cilmi Ghaybka mise Raxmaanka buu ka helay ballan?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70