caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Maryam, aayadda 56

Makka · kala horreynta soo dejinta 44 · 19:56

وَٱذْكُرْ فِى ٱلْكِتَٰبِ إِدْرِيسَ إِنَّهُۥ كَانَ صِدِّيقًا نَّبِيًّا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub56. Kuna xus Kitaabka (Qur’aanka) Idriis. Wuxuu ahaa run badane Nabi ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70