caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kahf, aayadda 9

Makka · kala horreynta soo dejinta 69 · 18:9

أَمْ حَسِبْتَ أَنَّ أَصْحَٰبَ ٱلْكَهْفِ وَٱلرَّقِيمِ كَانُوا۟ مِنْ ءَايَٰتِنَا عَجَبًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub9. Mise, ma waxaad mooddaa in 'dhacdadii' qolodii hogga iyo looxa 'ay ku qornaayeen magacayadoodu' [2] ay yihiin kuwa calaamooyinkayaga ugu yaabka badan [3]?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70