caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kahf, aayadda 73

Makka · kala horreynta soo dejinta 69 · 18:73

قَالَ لَا تُؤَاخِذْنِى بِمَا نَسِيتُ وَلَا تُرْهِقْنِى مِنْ أَمْرِى عُسْرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub73. (Muuse) wuxuu yidhi: Ha ii qabanin waxaan hilmaamo [16], hana igu kallifin wax adag aan dhibsado arrinkaygan (wax barashada) darteed.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70