caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Kahf, aayadda 101

Makka · kala horreynta soo dejinta 69 · 18:101

ٱلَّذِينَ كَانَتْ أَعْيُنُهُمْ فِى غِطَآءٍ عَن ذِكْرِى وَكَانُوا۟ لَا يَسْتَطِيعُونَ سَمْعًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub101. Kuwa ay indhahoodu ka daboollaayeen Waanadayada [24], ee aan kari jirin inay maqlaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70