caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Israa, aayadda 32

Makka · kala horreynta soo dejinta 50 · 17:32

وَلَا تَقْرَبُوا۟ ٱلزِّنَىٰٓ إِنَّهُۥ كَانَ فَٰحِشَةً وَسَآءَ سَبِيلًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub32. Ha u dhowaannina Zinada [14], waayo waa weji-xumo (if iyo aakhiraba) iyo dariiq aad u xun.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70