caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nahl, aayadda 82

Makka · kala horreynta soo dejinta 70 · 16:82

فَإِن تَوَلَّوْا۟ فَإِنَّمَا عَلَيْكَ ٱلْبَلَٰغُ ٱلْمُبِينُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub82. Haddayse (ka) jeesadaan (Iimaanka), xilkaagu waa oo keliya Gaarsiin cad.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70