caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nahl, aayadda 67

Makka · kala horreynta soo dejinta 70 · 16:67

وَمِن ثَمَرَٰتِ ٱلنَّخِيلِ وَٱلْأَعْنَٰبِ تَتَّخِذُونَ مِنْهُ سَكَرًا وَرِزْقًا حَسَنًا إِنَّ فِى ذَٰلِكَ لَـَٔايَةً لِّقَوْمٍ يَعْقِلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub67. Iyo midhaha geedaha timirta iyo canabyada oo aad ka samaysataan cabbitaan culus [16] iyo risiq wanaagsan. Arrinkani waxaa ugu sugan calaamo ciddii garasho leh.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70