caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Nahl, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 70 · 16:4

خَلَقَ ٱلْإِنسَٰنَ مِن نُّطْفَةٍ فَإِذَا هُوَ خَصِيمٌ مُّبِينٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Wuxuu ka abuuray aadmiga dhibic mino nool ah, mise, waa dood badane col cad ah [2].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70