caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 78

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:78

وَإِن كَانَ أَصْحَٰبُ ٱلْأَيْكَةِ لَظَٰلِمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub78. Dadkii degganaa hawdka [20] waxay iyaguna ahaayeen daalimiin (gar diid).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70