caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Hijr, aayadda 12

Makka · kala horreynta soo dejinta 54 · 15:12

كَذَٰلِكَ نَسْلُكُهُۥ فِى قُلُوبِ ٱلْمُجْرِمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub12. Sidaasaan u gelinnaa (diiddada Xaqa) quluubta denbiilayaasha.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70