caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Ra'd, aayadda 29

Madiina · kala horreynta soo dejinta 96 · 13:29

ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّٰلِحَٰتِ طُوبَىٰ لَهُمْ وَحُسْنُ مَـَٔابٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub29. Kuwa (Xaqa) rumeeyey oo fala samaha aayatiin wanaagsan [14] bay leeyihiin iyo rug u laabasho fiican (Janno).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70