caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yusuf, aayadda 2

Makka · kala horreynta soo dejinta 53 · 12:2

إِنَّآ أَنزَلْنَٰهُ قُرْءَٰنًا عَرَبِيًّا لَّعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub2. Annaga (Alle ah) baa xaqiiq soo dejinnay Qur’aan Carabi ah si aad u fahantaan [2].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70