caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yusuf, aayadda 106

Makka · kala horreynta soo dejinta 53 · 12:106

وَمَا يُؤْمِنُ أَكْثَرُهُم بِٱللَّهِ إِلَّا وَهُم مُّشْرِكُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub106. Badankoodna ma rumeeyaan Alle iyagoo wax la wadaajinaya (cibaadada) maahee oo u shariig yeelaya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70