caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Hud, aayadda 104

Makka · kala horreynta soo dejinta 52 · 11:104

وَمَا نُؤَخِّرُهُۥٓ إِلَّا لِأَجَلٍ مَّعْدُودٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub104. Uma dib dhignona waxaan ahayn muddo tirsan oo hore loo gooyey.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70