caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Hud, aayadda 1

Makka · kala horreynta soo dejinta 52 · 11:1

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ الٓر كِتَٰبٌ أُحْكِمَتْ ءَايَٰتُهُۥ ثُمَّ فُصِّلَتْ مِن لَّدُنْ حَكِيمٍ خَبِيرٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Alif Laam Raa [1]. (Kani waa) Kitaab (Qur’aan), Aayadihiisa la sugay, lagana soo caddeeyey [2] Xagga Xigmad Badane, Xog Ogaal ah (waa Alle'e).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70