إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌۢ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11. Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal (arrimahooda oo dhan).