caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yunus, aayadda 63

Makka · kala horreynta soo dejinta 51 · 10:63

ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَكَانُوا۟ يَتَّقُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub63. (Waa) kuwa (Towxiidka) rumeysan ee iska ilaasha (shirkiga iyo xumaha kale).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70