caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Inshiqaaq, aayadda 21

Makka · kala horreynta soo dejinta 83 · 84:21

وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ ٱلْقُرْءَانُ لَا يَسْجُدُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Marka Qur’aanka loo akhriyana uma sujuudaan Rabbigood (umana hoggansamaan)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70