caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Infitaar, aayadda 14

Makka · kala horreynta soo dejinta 82 · 82:14

وَإِنَّ ٱلْفُجَّارَ لَفِى جَحِيمٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub14. Oo hubaal xume falayaashu waxay ku sugnaan Naar ololaysa.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70