caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Takwir, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 7 · 81:3

وَإِذَا ٱلْجِبَالُ سُيِّرَتْ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Oo buuraha la rujiyo 'oo budo noqdaan'.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70