caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naazi'aat, aayadda 10

Makka · kala horreynta soo dejinta 81 · 79:10

يَقُولُونَ أَءِنَّا لَمَرْدُودُونَ فِى ٱلْحَافِرَةِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. Waxay (haatan) leeyihiin: Ma waxaa naloo soo celin (dhimashadayada kaddib) sidayadii hore (ee nolosha adduunka)?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70