caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naazi'aat, aayadda 1

Makka · kala horreynta soo dejinta 81 · 79:1

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلنَّٰزِعَٰتِ غَرْقًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan ku dhaartay (malaa’igta) sida daran u soo siibta nafaha (gaalada).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70