caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naba, aayadda 11

Makka · kala horreynta soo dejinta 80 · 78:11

وَجَعَلْنَا ٱلنَّهَارَ مَعَاشًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub11.Oo ka dhigin maalinta maciishad raadin,
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70