caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qiyaama, aayadda 40

Makka · kala horreynta soo dejinta 31 · 75:40

أَلَيْسَ ذَٰلِكَ بِقَٰدِرٍ عَلَىٰٓ أَن يُحْـِۧىَ ٱلْمَوْتَىٰ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub40.Miyuusan Kaasi (Alle) awoodin inuu soo nooleeyo maytida [3]?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70