caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qiyaama, aayadda 4

Makka · kala horreynta soo dejinta 31 · 75:4

بَلَىٰ قَٰدِرِينَ عَلَىٰٓ أَن نُّسَوِّىَ بَنَانَهُۥ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub4. Haayoo, Waxaan karnaa inaan sinno oo sidoodii ka yeelno farahiisa oo dhan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70