caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qiyaama, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 31 · 75:18

فَإِذَا قَرَأْنَٰهُ فَٱتَّبِعْ قُرْءَانَهُۥ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Ee markaan akhrinno (Jabriil kuu akhriyo) u raarici (maqalka) akhriskiisa.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70