caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Muzzammil, aayadda 19

Makka · kala horreynta soo dejinta 3 · 73:19

إِنَّ هَٰذِهِۦ تَذْكِرَةٌ فَمَن شَآءَ ٱتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِۦ سَبِيلًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. Hubaal tani wa waano, ee qofkii doonaa ha u samaysto xagga Rabbigi jid.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70