caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 68

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:68

أُبَلِّغُكُمْ رِسَٰلَٰتِ رَبِّى وَأَنَا۠ لَكُمْ نَاصِحٌ أَمِينٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub68. Waxaan idin soo gaarsiiyaa Farriimaha Rabbigay, waxaana idiin ahay nasteexeeye aamin ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70