caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 193

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:193

وَإِن تَدْعُوهُمْ إِلَى ٱلْهُدَىٰ لَا يَتَّبِعُوكُمْ سَوَآءٌ عَلَيْكُمْ أَدَعَوْتُمُوهُمْ أَمْ أَنتُمْ صَٰمِتُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub193. Haddaad ugu yeertona hanuunka idinma raacaan. Waa isku mid haddaad u yeertaan ama haddaad ka amustaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70