caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 178

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:178

مَن يَهْدِ ٱللَّهُ فَهُوَ ٱلْمُهْتَدِى وَمَن يُضْلِلْ فَأُو۟لَٰٓئِكَ هُمُ ٱلْخَٰسِرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub178. Qofkii Alle hanuuniyo uun baa hanuunsan, qofkiina uu dhumiyo [12], waa kuwaa kuwa khasaaray.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70