caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 15

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:15

قَالَ إِنَّكَ مِنَ ٱلْمُنظَرِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub15. (Alle) wuxuu yidhi: Waxaad ka mid tahay kuwa la sugi ee la siiyey fursadda (ilaa Qiyaamaha).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70