caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 114

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:114

قَالَ نَعَمْ وَإِنَّكُمْ لَمِنَ ٱلْمُقَرَّبِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub114. (Fircoon) wuxuu yidhi: Haa yoo, waxaadna ahaaneysaan kuwa la ii soo dhoweeyo.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70