caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 102

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:102

وَمَا وَجَدْنَا لِأَكْثَرِهِم مِّنْ عَهْدٍ وَإِن وَجَدْنَآ أَكْثَرَهُمْ لَفَٰسِقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub102. Ma aanu ka helin badankooda (daacadnimo iyo dhowris ) ballan, waxaan hellay badankood iyagoo ah caasiyaal.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70