caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Haaqqa, aayadda 48

Makka · kala horreynta soo dejinta 78 · 69:48

وَإِنَّهُۥ لَتَذْكِرَةٌ لِّلْمُتَّقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub48. (Qur'aanku) waa u waano kuwa ka dhowrsada xumaha ee Alle u hoggaansan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70